Ilahay ha u naxaristee waxaa saaka shil gaari ku geeriyooday dad isku qoys ah oo safar u ahaa magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland, waxaana ay ahaayeen laba hooyo iyo carruur ay waalidiin u yihiin oo dhamaantood ka tagay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Dadka Dhintay ayaa lagu kala Magacaba jiray Burhaan Koosin Cigaal iyo Hooyadii Caanood Afrax Ereg iyo Gabar ay Eeda u tahay Caanod Afrax Eereg oo Lagu Magacabi jiray Fadaumo Dhigo Cigaaal.
Hadaba Cabdullaahi Gaafaa Kaarshe waxaa uu ka mid yahay ehalada dadka shilka ku geeriyooday, wariyaheena Cabdixakiin Xuseen ayuu uga waramay dhacdadan argagaxa leh
Hoos kadhegayso
COMMENTS