Qurbaawi oo ka hadlay dagaalka Shidan iyo dulaanka Somaliland (dhegayso)

Qurbaawi oo ka hadlay dagaalka Shidan iyo dulaanka Somaliland (dhegayso)

Siyaasi Siciid Cali Axmed oo kamid ah qurbajoogta Gobalka Sanaag ka soo jeeda ayaa edeyeey dulaanka maamulka Somaliland ee degaanka Shidan ee gobalka Sanaag.

Maayarka Ceerigaabo ayuu sheegay inuu xirxiray odayaal iyo salaadin degaankaas ka soo jeeda,wuxuna ka hadlay khasaaraha Somaliland ka soo gaaray dagaalkaas.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com