R/wasaaraha cusub iyo arrimaha horyaalla (dhegayso)

R/wasaaraha cusub iyo arrimaha horyaalla (dhegayso)

Shalay oo Axad ahayd waxaa xilkiisii si rasmi ah ula wareegay R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, kaasoo maalmo ka hor ay xasaanadda siiyeen mudanayaasha Baarlamaanka labada aqal ee Soomaaliya.

Haddba maxaa horyaalla R/wasaaraha, xukuumad noocee ah ayayse tahay in uu dalkaan u soo dhiso muddada kooban oo xilkaan loo idmaday? Su’alahaasi iyo kuwo kaleba waxaa ka jawaabayaa Cismaan Yuusuf Xaraare oo deggan dalka Yugaandha, kana faallooda siyaasadda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com