Radio Daljir oo xaruntii 10aad ka hirgaliyeey Degmadda Dolow Gedo (Daawo)

Radio Daljir oo xaruntii 10aad ka hirgaliyeey Degmadda Dolow Gedo (Daawo)

Radio Daljir ayaa xaruntii 10aad oo FM ah ka hirgaliyeey degmada Doolow ee gobolka Gedo, Soomaaliya.

Daljir Doolow FM oo ah mid baaxad weyn waxaa laga dhegaysan karaa dhammaan deegaanada hoostaga Degmada Doolow iyo deegaanada dhaca xadka Ethiopia ee Doolow u dhow.

Agaasimaha Radio Daljir ee Koonfurta Somaaliya Muxiyadiin Cabdi geele ayaa kawaramaya Isbaalaarinta daljir ee Koonfurta Somaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com