Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa lagu waddaa maanta in uu halkaasi kaga qeyb galo Shir Caalami oo ay ka qeyb galayaan Madax ka socota Qaaradda Afrika iyo sidoo kale Bariga Dhexe.
Madaxda Shirkaasi ka qeyb galaysa ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha dowladda Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir.
Mudane Kheyre ayaa sheegay in Shirka Doha Forum oo lagu casuumo madax ka socota dalal kala duwan iyo Hay,ado caalami ah ay Soomaaliya sanadkaan ka qeyb galayso , islamarkaana kulamo kala duwan ay la qaadan doonaan Madaxda Shirkaasi ka qeyb galaysa.
COMMENTS
masha allaaha
masha alah sifican baa loo soo dhaweeyay doxa raisulwasaraha qaranka somaliya
masha alah sifican baa loo soo dhaweeyay doxa raisulwasaraha qaranka somaliya
masha alah sifican baaloo soo dha weyey doxa
6258799
asha alah ilahaw madaxda nooda danvgaar ah ma adin dan guud buu aday
waxa muqata somalia
waa daauud cali aad bad umahad san tihiin radio daljir iyo shaqaala hiisa waan idiin hambal yay nayaa shaqada aad uhaysaan
masha allah si heer sare ah ba lgu soo dhaweyay
somalia guul
daljir guul
Waxan ka rajayn shirka Dooxa in ay kaso baxaaan qodobo Somaliya waxtar uleh oo aanu noqon shirarkii
magaca uun lagayn jiray
ahmed cadde 7975195
Asc bahda daljir wan soo dhawenayaa safarka raise wasaaraha somalia kutagay dalka khadar guulbaana u rajeenayaa inuuu ilhy ugu so gabq gabeeyo
0907412301
Wan so dhawayn safarka R/w kheyre Waxana leeyahay safarada lagalayo hanoqdaan kuwo somaliya ay wax kafaaiidayso ee yaanan dana shaqsi la eegan
waa nisalamayaa bahda daljir dhamaan