Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa markale ku celiyey in xukuumaddiisu tallaabo ka qaadi doonto ciddii lagu helo inay musuq maasuq ku lugyeelato.
DHEGAYSO
Audio PlayerRa’iisul wasaaraha xukuumadda federalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa markale ku celiyey in xukuumaddiisu tallaabo ka qaadi doonto ciddii lagu helo inay musuq maasuq ku lugyeelato.
DHEGAYSO
Audio Player
COMMENTS