Ra’iisul wasaare ku xigeenka DFS oo ka qayb galay shir Muhiim ah

Ra’iisul wasaare ku xigeenka DFS oo ka qayb galay shir Muhiim ah

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa guddoomiyay shir ay ka qayb galeen qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada iyo khubaro.

Shirkaan ayaa hadlayay u diyaar garowga Madasha Soomaaliya iyo Saaxiibbada Caalamka (Somali Partnership Forum) oo toddobaadkan lagu qabanayo magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu waddaa in uu ka qeyb galo kulankaasi oo uu khudbad ka jeediyo.

Waxaa sidoo kale ka soo qeyb gali doono xubno ka mid ah bulshada Caalamka.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com