Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilsay Musharrax Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ay ka wada hadleen sidii doorasho nabdoon oo daah furan dalka uga dhici lahayd.
Jibriil Ibraahim Cabdulle Ra’iisul Wasaaraha uga mahadceliyay soo dhaweynta isagoo faahfaahiyay arrimihii ay isla soo qaadeen.
COMMENTS