Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Ganacsatada Soomaaliyeed ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan jiheynta Dowladda Federaalka, si wax looga qabto Musuq Maasuqa.
Khayre ayaa Ganacsatada u sheegay in ay awood u leeyihiin in Wasiirada ay u sheegaan meelaha ay qaladaadka ka jiraan, hadii arrimahaasi ay isku fahmi waayaana ay awood u leeyihiin in u yimaadaan Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha.
COMMENTS