Rajadii Gaalkacyo oo fashilka mashruuca jidka Garoowe-Gaalkacyo la galgalanaysa (dhegayso)

Magaalada Gaalkacyo iyo gobolka Mudug waxaa waayahaan rajo u ahaa rajada jidka Garoowe-Gaalkacyo. Magaalada Gaalkacyo oo rajay rajobeel ah noqotay tan iyo doorashadii Madaxweyne Faroole, kana qaday badanaa mashaariicda hormarinta Puntland ayaa hadda waxaa soo foodsaaray rajobeel tii ugu xumeyd, kaddib markii dowladda Jarmalka oo xisaabi-xil-maleh ku qaadday mashruuca ay soo saartay war saxaafadeed aan … Continue reading Rajadii Gaalkacyo oo fashilka mashruuca jidka Garoowe-Gaalkacyo la galgalanaysa (dhegayso)