Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kusii jeeda magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, halkaasi oo uu ka socday shir lagu heshiisiinayo laba beelood oo horay colaad ay u dhexmartay oo gogol nabadeed uu u fidiyay Boqor Burhaan Boqor Muuse.
Qabanqaabada soo dhowaynta raysul wasaraaha ayaa laga dareemayaa magaalada Qardho.
COMMENTS