Raysal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kula kulmay magaalada Muqdisho madaxwaynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen.
Kulanka ayaa looga wada hadlay arrimaha ammaanka Koonfur Galbeed iyo wada shaqaynta dowladda dhexe.
Khayre ayaa u sheegay xildhibaanada baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya in la joogo waqtigii loo midoobi lahaa danta guud ee bulshada iyo wax qabad la taaban karro oo bulshada deegaamadaasi loo fuliyo.
COMMENTS