Reer Sacuudi oo is Afgambiyey iyo Saadaasha Fog ee Sacuudiga

Muranka reer Sacuud waayahaan u dhexeeyey ma ahayn mid sahlan, markii uu bannaanka u soo shaacbaxayna waaba kaas oo gilgilay Bariga Dhexe. Muranka reerku markii hore wuxuu ahaa “war yaa qabta Maxamed bin Salmaan!” Maxamed bin Salmaan, loo yaqaan MbS, waa wiilka 31 jirka ee Boqorka Sacuudiga, Boqor Salmaan bin Cabdulcasiis Al Sacuud. Boqorku waa … Continue reading Reer Sacuudi oo is Afgambiyey iyo Saadaasha Fog ee Sacuudiga