Robaab ka da’ay Gaalkacyo oo saamayn ku yeeshay Barakacayaasha Magaaladda (dhegayso)

Robaab ka da’ay Gaalkacyo oo saamayn ku yeeshay Barakacayaasha Magaaladda (dhegayso)

Shaafici Yuusuf Jaamac Galad Guddoomiyaha Kaamka samawade 2 Gaalkacyo oo Waraysi siyeey Radio Daljir ayaa ka hadlay samaynta ku yesheen barakacayasha roobka habeen ka hor ka da’ay Magaaladda Gaalkacyo.

Qoysaas danyar ah oo kunool kamkaas ayuu sheegay inaysan cidna u maqnayn ceelna u qodnayn.

Wariye Hodan Sulub ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com