Roob Dabaylo wata oo mar kalle ku dhuftay deegaano ka mid ah Somaliland

Roob Dabaylo wata oo mar kalle ku dhuftay deegaano ka mid ah Somaliland

Roob dabaylo wata ayaa sacadihii lasoo dhaafay ka da’ayay deegaanka Salaxley oo katirsan gobolka Hawd ee Somaliland, waxaana inta la xaqiijiyay ku geeriyooday wiil yar oo laba sano iyo bar jira oo guri uu kusoo dumay, 28, gurri ayaana ku burburay, sida ay ku waramayaan dadka deegaanka.

Roobka ayaa wararku sheegayaan inuu da’ayay muddo ka badan 48saacadood.

Maamulka Somaliland ayaa wafdi u diray deegaanka Salaxley oo qiimayn ku sameeya xaaladda roobka dabaylaha watay iyo khasaaraha rasmiga ee ka dhashay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com