Roobab Wax Ku’ool ah oo Ka Da’ay Jirriiban iyo Deegaamo Hoosyimaada (DHEGAYSO)

Roobab Wax Ku’ool ah oo Ka Da’ay Jirriiban iyo Deegaamo Hoosyimaada (DHEGAYSO)

Gudoomiyaha Degmada Jariiban ee Gobolka mudug Maxamed Yuusuf Shirwac oo Daljir uwaramay ayaa sheegay in Deegaano dhowr ah oo Degmada ka mid ah uu Roob ka da’ay kaasoo meelaha qaarkood Berkesaha biyeeyey

Gudoomiyaha ayaa xusay inay jiraan meelo aan weli Roobsan sida Bali-busle, Salax iyo Qalaan-qal.

DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com