Tuulada Jalam oo hoostimaada degmada Burtinle waxaa qabtay roob aad loogu diirsaday, dad iyo duunyo. Roobka ayaa la soo sheegayaa in uu buux dhaafshay baraagihii horay u qalalay.
Roobku wuxuu ku ekaa oo kaliya tuulada Jalam iyo hareeraheeda.
Maxamed Faarax Tubey waxa uu kamidyahay odayaasha Jalam, waxaana waraystay Xasan Heykal.
Hoos ka Dhegayso
COMMENTS