Roobabkii dayrta ayaa si fiican uga curtay gobolada koonfureed ee dalka Soomaaliya.
meelaha ay roobabka ka da’een waxaa kamid ah magaalooyinka Baydhabo, Xudur, Muqdisho Jowhar, iyo gobolka Shabeelaha Dhexe.
Roobabkan ayaa ku soo beegmay xili deegaanadaasi ay ka jirtay biyo yari aad udaran oo saamaysay dadka iyo duunyada.
Xasan Heykal Daljir Bosaaso.
COMMENTS