Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala diray Guddiyaddii doorashada dadban.
Rooble ayaa guddiyada uga mahadcelyay sidii wanaagsanayd ee ay u gudteen Waajibaadkoodii.
Diwaanka Wararka Daljir
COMMENTS