Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta u magacaabay Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow.
War-Saxaafadeed kasoo baxay Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in Magacaabistan ay tahay id kumeel gaar ah.
COMMENTS