ROOBLE: “Somaliland masiirkeeda doorashada iyadaa xor u ah, waxaan uga dambeeyaa Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed” (daawo)

ROOBLE: “Somaliland masiirkeeda doorashada iyadaa xor u ah, waxaan uga dambeeyaa Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed” (daawo)

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad loogu magac daray kulanka iscafinta siyaasiyiinta Gobollada waqooyi iyo xoojinta heshiiskii dhawaan laga gaaray khilaafkii arrimaha doorashooyinka gobollada waqooyi ee Somaliland.

Rooble ayaa yiri “Somaliland masiirkeeda doorashada iyadaa xor u ah, waxaan uga dambeeyaa Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guuleed, Waxaan diyaar u ahay in aan halaqa, dhurwaayada iyo dacooyinka hareeraha idinka taagan idinka celiyo”

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com