Rooble: ”Xasan Cali Khayre & Farmaajo waa labo shaqsi oo ii siman markay tartamayaan (Daawo)

Rooble: ”Xasan Cali Khayre & Farmaajo waa labo shaqsi oo ii siman markay tartamayaan (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad ay bulshada Degmada Dayniile ku soo dhaweynayeen kuna taageerayeen hoggaaminta Xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka iyo xasilinta caasimadda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com