Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Galmudug, Maxamed Cabdullaahi Marteelo, ayaa sheegay in uusan wasiirka ganacsiga Galmudug xilka ka qaadi karin. Maxamed waxa uu sheegay in xilkaan uusan ahayn mid dowladeed balse uu yahay mid Gasnacsi.
Cumar Lakiman ayaa ayaa inoo haya warbixinta
Hoos ka dhegayso
COMMENTS