Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Somaaliya Xasan Cali khayre ayaa xalay markale koormeeray dhismayaashi bur buray ee magaaladda muqdisho,isago sido kale xalay booqday dhawaacyada dadkii shacabka ahaa.
Khayre ayaa sheegay in Madaxdooda aysan nolaal waxba u tarayn inta dadka shacabka ah la dhibaataynayo ,wuxuna ka hadlay hoyooyin iyo caruur lagu xasuuqay qarixii isgooyska zoobe.
dhegayso codka
COMMENTS