Raysal wasaare Xasan Cali Khayre oo ka hadlay kulan ay haweenka gobolka Banaadir ku soo dhoweynayeen howlglada ay dowladda hogaaminayso ee ka dhanka ah Al-shabaab ayaa waxaa uu sheegay inuu ugu baaqayo shacabka inay u midoowaan dagaalka kadhanka ah Al-shabaab, si jiilasha dambe ay nolol wanaagsan ay u helaan.
Xasan Khayre ayaa dhanka kalle sheegay waxa uu ugu yeeray dowladdiid oo uu ula jeeday siyaasiyiinta dhaliilsan xukuumaddiisa iyo Al-shabaab inay yihiin kuwa isku mid ah.
Hoos kadhegayso
COMMENTS