RW Kheyre, UAE iyo Badaha Soomaaliya: Heshiiska Dekedda Berbera DFS qayb kama aha, lagalama hadlin … (dhegayso)

RW Kheyre oo maanta ka soo laabtay safar Imaaraadka Carabta, qabteyna shir jaraa’id ayaa ka hadlay heshiiska Dekedda Berbera. RW Kheyre waxa uu yiri, “Dowladda Federaalka Soomaaliya qayb kama aha, lagama hadlin, lug kuma lahan, cidina nagalama ay wada hadlin arrinkaas.” RW Kheyre ayaa sheegay in mowqifka DFS uu yahay kan ku cad war saxaafadeedka … Continue reading RW Kheyre, UAE iyo Badaha Soomaaliya: Heshiiska Dekedda Berbera DFS qayb kama aha, lagalama hadlin … (dhegayso)