SAADASHA ROOBABKA GU’ga 2026 EE Degmooyinka Benderbeyla , Xumbays iyo Dhudhub

SAADASHA ROOBABKA GU’ga 2026 EE Degmooyinka Benderbeyla , Xumbays iyo Dhudhub

Sida ku cad saadaasha roobabka GU’ga (Maarso ilaa May 2026) ee ay soo saartay Xarunta La socodka Saadaasha Cimilada (ICPAC) ee IGAD.

Degmada Bandarbeyla iyo tuulooyinka ku hareeraysan sida Caris, Ceeldhidar, Dharinbaar , Kulule iyo Durdura ayaa la filayaa inay helaan ixtimaal ahaan 40% roobab xaddigii caadi ahaa udhaw halka deegaanada Bixin, Dhuur, Dhuudo, Qoton, Xumbays, Maygaag , Dhudhub iyo Sarman la filayo in ay helaan 40% roobab ka yar xadigii ay heli jireen.

Fariintaan Waxaa iska kaashanaya Xarunta Maareynta Xogaha Khayraadka Biyaha & Dhulka

 

https://www.facebook.com/share/v/1AeECzhG7K/

(IMC) iyo Hayadda Save the children International, waxaana maalgalinaya mashruuca Saadaal(GFFO).

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com