Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Caabudwaaq inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed (Tallman).
Hoos ka dhegayso wararka saaka ugu horreeya, dal iyo dibad.
Audio Player
COMMENTS