Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed Tallman.
Hoos ka dhegayso
Arooryo suuban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Axmed Shiikh Maxamed Tallman.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS
Waa mahdsantihiin wlayaal waa bahada xafada dhalinyarada wax baraty maahan inay ku dhex milmaan dhibaatooyinka jira si isku mid ah u tabay waxa wadanka ka jira
Abdihabib Hussein Moalin Yusuf walaal waa nahay haddii aan qalad galnaynay na sax aan isa saxnee oo wax nagu caddee?
Soomali xaqa alle hatuso
Radio daljirna xaqa allaha tuso dhexdhexaad kama aha xldda mudug oo ma sheegto wax yeelada soo gaarta dadka Galmudug ka soo jeeda sharciga saxafada cadiifada qabiilka hala kala saaro Xorriyo Abdikadir Sheikh Ali
Allaha u naxriis dadka ma saakiinta ah
Ahmed Caydiid Cabdi Cali
Jooga Galkio – mudug – somalia
Dadkaa xaq darrda lagu laayay ee aan waxbo galabsan iyadoo lagu jiro bil cibaado
Ilaahow dadka xaqqa tus