Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, kuna soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Jamaal Faarax Aadan ayaa arooryadan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya.

Kaga bogo wixii war dal iyo dibad naga soo gaaray, oo hoos ka dhegayso, hana illaawin in aad faallo ama falcelis nala qaybsato.

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com