Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Arooryo suubban, kuna soodhawaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida. Jamaal Faarax Aadan ayaa arooryadan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya.

Wararka saaka waxaa ugu horreeya wariye Cumar Dheere oo xorriyadiisa dib u hantay kaddib markii maxkamada darajada koowaad ay qirtay in danbi lagu soo oogi waayey, iyo madaxda MAP oo faahfaahin ka baxinaya.

Hoos ka dhegayso

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com