Ciida oo Ciid Mubaarak oo Ciid wanaagsan ku ciida xerta Daljir ku xeeran! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana arooryadan barnaamijka xarunta Daljir Gaalkacyo inoo ka daadihinaya Jamaal Faarax Aadan.
Wararka saaka kan ugu weyn waa Daacish iyo weerarka deegaanka Urur ee Qandala.
Hoos ka dhegayso
Audio Player
COMMENTS