Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku sugan istuudiyaha Daljir Buuhoodle.
Hoos ka dhegayso
Kulanti wanaagsan, ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya Khadar Cawl Ismaaciil oo ku sugan istuudiyaha Daljir Buuhoodle.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS
Waan idin salaamaya daljir radio waxaan ahay dhagayste ku xiran radio daljir si heer sare .ah baad u daadihisaan idaacada waanad mahadsantihiin
wan idin salamay bahda radio daljir shaqaale iyo madax marka kle wan xiisaynaa barnaamij yada idacada siuba anigu wxaan ka hilay barnaamij ka caaaaawa iyo daljir hhhhhhhhh waaa u soo jeeda iyo wax yalaha kale oo ah hormarka dalka iyo wacyi galinta bulshad soomaaliyeed siiba dhalinyarada maabta la qaldo oo loo adeegsado falal ka ku ah lid ka hormarka dalka

Asc waan idin salmay shaqlaha daljir aad baa ugu mahadsntihiin saad shacabka ugu soo gudbinaysn baramishyo dhaxalgala waxaa iigu muhiimsnyd war bixintii uu khadar cawil kadiyarshy madaxwayne kuxigenka puntland iyo mushuricda uu ka daahfuryay Buuhodle wadmahdsntihiin dhamantiin
asc barnamijka saaka iyo dunuda wa barnamij aad u fiican waxan halkaas kasi wada sida hagar la.aanta ah aad bulshada ugu shaqaysaan
wariyaasha radio daljir meel walba ayay joogan wan salamaya
(daljir idaacad dhexdhaxaad ah)
azc radiao daljir idaacada idacadaha mzha allh zidaad ugu adeegayzan zhacbkiina runtii waka helaa baramij yadiina gaar ahan zaka iyo dunida xulashada iyo dhmn barmijyda radiyw dljir tngz
Asc Radio daljir aadbaa idin kugu mahadcelinaya hawsha aad hysaaan wan dhagysa wrarka iyo barnamjyada kabaxa radio daljir