Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Garoowe inoo ka daadihinaya Wariye Maxamed Xasan Dhalo.
Warka Saaka & Dunida waxaa fududeysay hay’adda CARE waana caafimaadkaaga iyo muhiimadda nadaafadda iyo fayodhowrka.
Hoos kaga bogo oo nala qaybso fiiradaada iyo falcelisba.
COMMENTS