Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso ka soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim. Wararka ugu waaweyn ee saaka waa qaraxii iyo raggii waday ee Bossaso lagu qabtay.
Hoos ka dhegayso
Audio Player
COMMENTS