Kulamo ka tirasan koobka Europa League wareega afar dhamaadka lugta labaad ayaa la ciyaaray; kooxda Manchester United ayaa finaalka koobkan tagtay kaddib markii ay ka soo baxday kooxda reer Spain ee Celta Vigo .
Dhanka kale kulamo ka tirsan horyaalka Ingiriiska ayaa la ciyaari doona kooxda Chelsea ayaa tallaabo cusub ugu sii dhawanaysa in ay noqoto kooxda sannadkan loo caleemosaari doono horyaalka Ingiriiska
Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yamani oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!
Hoos ka dhegayso
COMMENTS
waxan umahad celinayaa Allah suxanahu watacaalaa
marka labaadna waxan umahad celinayaa warbahinta daljir tasoo noo gududaysay inaanu la la socon warka dunida
hadii aan wax yar ka iraahdo koxaha hada finalaha isugu tahay waxan dhihi kraa markan ayay kooxda Jose ugu show dahay inaay ugudban koobka kooxaha Europe ee loo yaqaano championka tas macnaheedu waa ay ku guulaysan kartaa link was
mahasanidin warbahinta daljir oo aad moodo inay balayr qura dunidiiba ku soo koobeen