Sacuudiga oo xayiraadii socdaal ka qaaday Dalal ay kujirto Soomaaliya

Sacuudiga oo xayiraadii socdaal ka qaaday Dalal ay kujirto Soomaaliya

Sacuudiga ayaa xayiraadii socdaal ka qaaday 11 dal oo u badan wadamada reer galbeedka ah, waxaana wali liiska cas kusii jirta Soomaaliya.

Xayiraadan ayay dowladdu uga golahayd ka hortaga faafitaanka cudurka coronavirus.

Muwaadiniinta dalalka Imaaraadka, Jarmalka, Mareykanka, Ireland, Talyaaniga, Boortaqiiska, Boqortooyada Midowday, Iswiidhan, Switzerland, Faransiiska iyo Japan ayaa loo ogolaaday inay galaan Boqortooyada iyagoo fulinaya xeerarka karantiilka.

Dowladdu waxa ay sheegtay in ay hoos udhacday cabsidii laga qabay halsta COVID-19.

Wadamada Syria, Lebanon, Yemen, Iran, Turkey, Armenia, Somalia, Congo, Afghanistan, Venezuela, Belarus, iyo India ayaa muujiyay iney hoose udhigeen halsta cudurka.

Diiwaanka wararka
Radio Daljir.com.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com