Magaaladda Garacad siiba dhismaha Dekadda Garacad waxaa boqoday maanta Safiirka Soomaaliya ee Jabuuti, waxaana safarka ku waheliyeey Wasiirka Arrimaha Gudaha Dumuqraadiyada iyo Federaalka Maxamed Cabdiraxmaan dhabancad. Dhismaha Dekadda Garacad ayaa u socda sidii loogu talagalay, sida ay ku warbixiyeen maamulka Dekeddu.
Warbixin waxaa ka diyaariyeey Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan oo Garoowe ku sugan.
COMMENTS