Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Puntland oo ku dhawaaqay natiijadii imtixaankii fasalka 4aad ee dugsiga sare ayaa shaaciyey 11-kii arday ee sanadkaani ugu sareeyey guud ahaan Puntland.
Wasiir Abshir Aw-Yuusuf ayaa ku dhawaaqay ardayda kaalimaha hore galay iyo iskuulada ugu sareeya Puntland.
Halkan ka akhriso ardayda ugu sareeya imtixaanadka shahaadiga ee la shaaciyeey 10 Iskuul & Magacyadooda:
1.cabdulahi maxamed yuusuf
2.maxamed xassan ciise
3.maxamed axmed abdi
4.jamac maxamud farax
5.cabdulahi sicid sulayman
6.cabdicasis hasan husen
7.nashad ibrahim maxamed
8.cabdrishid deeq abdi
9.xabiib cabdi bootaan
10. cabdikarim ismaciil shabeele
Iskuulada Sare ee Puntland
1-(Grade) A nugaal 52.8
2-(Grade) A Sheikh cusman 43%
3-(Grade) A Nawawi qardho 31.5%
4-(Grade) A Nawawi bosaso 31.4%
5-(Grade) A Buran Secondary 26.5%
6-(Grade )A Mubtada Qardho 25%
7-(Grade) A Dangorayo school 25%%
8-(Grade) A Furqan secondary 23.7
9-(Grade) A Yamayska secondary 23.3%
10-(Grade) A Bosaso secondary 21.9%
Warbixinta waxaa inoo haya Sheekeeye, Daljir Garoowe.
COMMENTS
37.405
Sh.madar
Sh.madar
Missed
Magacaygu waa fowziya khayr c/laahi waxaan ku galay imtixaaka Kuliyada farsamada
Maasha allaah