SAHAN UURCALEED, WAXQABAD BULSHO & WARBAAHINTA DALJIR

SAHAN UURCALEED, WAXQABAD BULSHO & WARBAAHINTA DALJIR

SAFARKII UURCALEED, WAXQABADKA BULSHO & WARBAAHINTA DALJIR.

Deegaanka Xagar, Gobolka Bari: Degmada Ballidhidin deegaan u jira 10KM ayaa laga bilaabay qodidda ceel riig ah oo ay maalgelisey hay’adda KALKAAL FOUNDATION oo ah mu’asaso ay ku midaysanyihiin qurbajoog iyo daljoog ka soojeeda deegaanka.

Warbixintu waxa ay ku bilaamaneysaa Safarkii Bosaaso illaa Xagar oo ah 250KM. Waa warbaahinta Daljir iyo KALKAAL FOUNDATION, warbixitana waxaa inoo soojeedinaya Mohamad Hassan Dhalo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com