Shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qabtay Siyaasi Salaad Cali ayuu ku faahfaahiyay mawqifkiisa ku aadan QalbiDhagax oo dhawaan Dawladda Soomaaliya lagu eedeeyey in ay Itoobiya u gacangalisay.
Waxii intaa ka danbeeyay waxaa isa soo tarayey aragtida siyaayiinta, aqoonyahanada iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ay ka falcelinayaan go’aankii Dawlada ay ku Wareejiyay QalbiDhagax.
Hoos ka dhegayso
COMMENTS
Ninkaan nin walan baa u naqaaan