Bankiga Salaam oo kamid ah bangiyada Soomaalida ee sanadihii ugu dambeeyey samaynayey horumarka ballaaran ayaa xarun cusub waxa uu markii ugu horeysey ka hirgeliyey degmada Gal-dogob ee gobolka Mudug Puntland.
DHEGAYSO
Audio PlayerBankiga Salaam oo kamid ah bangiyada Soomaalida ee sanadihii ugu dambeeyey samaynayey horumarka ballaaran ayaa xarun cusub waxa uu markii ugu horeysey ka hirgeliyey degmada Gal-dogob ee gobolka Mudug Puntland.
DHEGAYSO
Audio Player
COMMENTS
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay in Aan falcelintaan idiin reebo waayo waxaad tihiin keydiyaha ama sanduuqa umada soomaaliyeed waxaana rajeynayaa in aan u shaqeyndooba kambaniga mustaqbalka inshAllah.