Saldhiga bartamaha ee degmada Taleex oo dayacan iyo maxaabiista oo lawaayay meel lagu xiro (dhegayso)

Saldhiga bartamaha ee degmada Taleex oo dayacan iyo maxaabiista oo lawaayay meel lagu xiro (dhegayso)

Taliyaha ciidamada Booliska ee degmada Taleex ee gobolka Sool Gaashaanle Sare Maxamed Cabdi Ismaaciil ayaa dowladda Puntland ugu baaqay in wax laga qabto burburka xoogan ee ka muuqda saldhiga Booliska ee degmada Taleex ee gobolka Sool oo uu sheegay in aysan jirin meel ku haboon oo lagu xiro maxaabiista.

Dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com