Shacabka Puntland ayaa sanadkan kadib iswaydiinaya sababta ay u fuli waayeen balanqaadyadii madaxwaynaha dowladda faderaalka uu u sameeyey shacabka Puntland, kaasi oo ahaa deeqda magaca Soomaaliya lagu soo qaado, laguna koobay Muqdisho.
Madaxwayne Farmaajo ayaa sanad kahor dhagax dhigay mashaariicda
Wadada isku xirta Garoowe iyo Eyl
Dhismaha jaamacadda Umadda
Wadada Kalabayr iyo Caluula
Hoos kadhegayso rajada shacabka Puntland ee xukuumadda Farmaajo iyo sanad kadib.
COMMENTS