Masuuliyiin ka tirsan wasaarada beeraha iyo waraabka ee dowlada federaalka somalia ayaa maanta kulan layeeshay saraakiil ka socotay dowlada talyaniga
Kulanka dhex maray labada dhinac ayaa looga hadlay sidii loo kordhin lahaa wax soo saarka dalka iyo sidii qeybta taakuleynta ee ciidamadda Talyaaniga ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhismaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka oo hada uu dib u dhis ka socdo
Warbixintan Wariye Amino ladan Axmed Cali ayaa Muqdisho kaso dirtay
COMMENTS