Saraakil Madaxweynaha Puntland uu ruqsiyeey oo Garoowe ka hadlay (Daawo)

Saraakil Madaxweynaha Puntland uu ruqsiyeey oo Garoowe ka hadlay (Daawo)

iyado dhawaan Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu shaqadda ka eryay dhowr sarkaal oo Madaxweynaha ku eedeyeey Musuq maasuq iyo wax is daba marin ,isla markaana sheegay in Puntland Cadaalad aysan kajirin ayaa saraakishaas kadib ruqsayntooda waxay ka hadleen Arrimo Baddan.

Saraakishan ayaa sheegay in Xukumadda hadda jirta ee Cabdiweli ay ku fashilantay Arrimo baddan oo ay kamid tahay ilaalinta Xuquuqda Ciidanka difaaca Puntland oo ay shegeen in Ciidanka Puntland ay mushaar la’aan ku shaqeyaan.

Hoos kadaawo Shirkooda Jaraa’id

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com