Qiimaha lakala siisto Qudaarta noocyadeeda kala duwan ee suuqa wayn ee magaalada Garoow ayaa waxaa ku yimid sare ukac wayn .
Ganacsatada suuqa Qudaarta ayaa arintan usaba beeyay sarifka lacagta doolarka oo aan fadhiyin iyo dowladda oo ganacsatada ku kordhisay canshuurtii ay ka qaadi jirtay.
Dhanka kale waxaa sare ukacay qiimaha Hilibka ee neefka gowraca ah.
Hadaba warbixintan waxaa Garoowe ka soo jeedinaya wariyaha Daljir Axmed Sheekeeye .
COMMENTS