Mudooyinkii udambeeyay waxaa cirka isku shareeray qiimaha maciishada qutul daruuriga ah ee gobolada Puntland, sida Raashiinka , Qudaarta , iyo Hilibka.
Sabata ayaa lagu sheegay in ay tahay laba arimood oo kala ah:
1- Sarifka doolarka oo halkii usaraysay garay iyo Bangiga dhexe ee dowladda oo aan kalahayn wax siyaasad ah soo noq noqoshada scir bararka .
2- Dowladda oo canshuurta ku kor dhisay Xoolaha nool oo ah lafdhabarta dhaqaalaha dalka .
Hadaba arintan saameyn intee lae,g ayay ku yeelanaysaa dadka danyarta ah ? Su,aalahaas iyo kuwo kaleba waxaan hor dhignay Cali Xaaji Siciid oo bare ka ah Jaamacada Bada cas ee Bosaaso, gaar ahaan kuliyada dhaqaalaha .
COMMENTS