Maamulka gobolka Bari iyo kan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay kulan layeesheen ganacsatada qudaarta magaalada Boosaaso iyo gudiyada sariflayaasha iyadoona lagu amray sariflayaasha Boosaaso inay isku diiwaan geliyaan muddo 5 casho ah.
DHEGAYSO
FAALLOOYIN & FALCELIN