Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada AMISOM oo Al-shabaab isu Dhiibay

Talaado, Juun 30, 2015 (Daljir)_Warar kal duwan ayaa sheegaya in sarkaal katirsanaa ciidanka AMISOM isu dhiibay maleeshiyada Alshabaab ee ku sugan deegaanka Ufurow ee gobolka Baay.Saxaafada Alshabaab ayaa sheegtay inuu isu soo dhiibay madaxii saadka ee ciidamada Itoobiya ee kusugan Qansax dheere.
 
Marka laga soo tago saxaafada Alshabaab waxaa warkan sidoo kale sheegay saxaafada madax banaan.
 
Ciidamada Itoobiya wali kama aysan hadal wararka sheegaya in sarkaal katirsanaa isu dhiibay Alshabaab.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com